Geedi Sahan - Somali Traveler
Geedi Sahan - Somali Traveler
  • Видео 138
  • Просмотров 11 043 919
Dhulka Barafka iyo Dabka 🇮🇸 The Lands of Ice and Fire - ICELAND
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 56 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: geedisahan
Instagram: https: geedisahan
==============================================
Просмотров: 36 244

Видео

Yurub wuxu ku tagay maxamed 20 dollar - Qaybta 2aad Talyaaniga
Просмотров 109 тыс.14 дней назад
Muuqaalkan waxaad ku arkeysaa Qaybta 2aad Sidee ku imid Maxad Farax talyaaniga iyo dhibaatooyinka soo maray. waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah. "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed. I discover the world on my way, and I ...
Ma ku aadi karta Talyaaniga aado haystaa baasaboor Soomali - Qaybta 1 🇮🇹 Somalis study in Italy
Просмотров 151 тыс.14 дней назад
Muuqaalkan waxaad ku arkeysaa Maxamed Faarax oo wax ka barta mid ka mid ah Jaamacadaha ku yaala dalka Talyaaniga 🇮🇹 iyo taariikh nololeedkiisii ​​Gaalkacyo iyo Muqdisho, hadana wax ka barta Jaamacadda Firenze ee dalka Talyaaniga.
Waxaan booqday dalka 5aad ee ugu yar aduunka - SAN MARINO 🇸🇲
Просмотров 73 тыс.14 дней назад
Muqaalkan waxaad ku arki doontaan: Waxaan booqday dalka 5-aad ee ugu yar aduunka oo ku yaala badhtamaha Talyaaniga. waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah. "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed. I discover the world on my way,...
Nolosha Soomaalida ee Luxembourg 🇱🇺 Somalis in Luxembourg
Просмотров 83 тыс.28 дней назад
Muqaalkan waxa uu ku arki doonta nolosha Somalida ee Luxembourg, Curri waxa uu ku nool yahay mudo 14 sano dalka Aduunka ugu Qanisan. waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 55 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah. "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed. I discover the...
Dalka ugu qanisan aduunka Luxembourg 🇱🇺 The richest country in the world Luxembourg
Просмотров 258 тыс.Месяц назад
Muqaalkan waxaad ku arki doontaan: dalka ugu qanisan adduunka Luxembourg, kaas oo ku yaala bartamaha Yurub waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 55 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah. "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed. I discover the world on my way, and I ha...
Siday tahay ganacsiga Soomaalida Talyaaniga 🇮🇹 How is Somali business in Italy
Просмотров 170 тыс.Месяц назад
Muqaalkan waxaad ku arki doontaan: Daahir waa ganacsade Soomaaliyeed oo ku nool dalka Talyaaniga muddo 25 sano ah, waxa uu furay maqaayad Soomaali ah . waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 55 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah. "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nolol...
Waxaan booqday Stadium ugu weyn Talyaaniga 🇮🇹 i visited Italy's biggest football stadium - San Siro
Просмотров 48 тыс.Месяц назад
Waxaan booqday Stadium ugu weyn Talyaaniga 🇮🇹 i visited Italy's biggest football stadium - San Siro
Nin Soomali ah oo Europe so nacay kadib africa uso guuray 🇬🇲 Gambia
Просмотров 135 тыс.Месяц назад
Cumar waa nin Soomaali ah oo u guuray dalka Finland dagaaladii sokeeye ee Soomaaliya ka dhacay, wuxuuna hadda u guuray Gambia oo uu ganacsi ka bilaabay 🇬🇲. waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 55 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah. "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab n...
MAXAY KU GOOYSAA $10 Gambia 🇬🇲- What Can $10 Get in Gambia 🇬🇲
Просмотров 82 тыс.Месяц назад
Waxaan booqday Gambia ee galbeedka Afrika, waxaan arki doonta MAXAY KU GOOYSAA $10 Gambia 🇬🇲. waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 55 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah. "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed. I discover the world on my way, and I have visited so...
Nin Soomaali ah ayaa 27 sano ku sugan dalka Gambia 🇬🇲 nolosha Soomaalida dalka Gambia
Просмотров 183 тыс.Месяц назад
waxaa booqday Aadan oo ah ganacsade Soomaaliyeed oo muddo 27 sano ah ku noolaa dalka Gambia waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 55 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah. "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed. I discover the world on my way, and I have visited so f...
Safarkaygii Dalka Gambia 🇬🇲 My Trip to Gambia
Просмотров 243 тыс.Месяц назад
Waxaan booqday Gambia ee galbeedka Afrika, waxaan arki doonaa warbixin ku saabsan caasimadda Gambia ee Banjul waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 55 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah. "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed. I discover the world on my way, and I...
Diyarad ayaa ku dul maray ahraamta | Egypt 🇪🇬
Просмотров 57 тыс.2 месяца назад
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 55 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah. "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed. I discover the world on my way, and I have visited so far, 55 countries and i am in mission to reach 197 countries. socdaalku ma aha oo kaliya hiwa...
Maalintii ugu dambeysay ee Kismaayo
Просмотров 46 тыс.2 месяца назад
Qiilmawaaye Golden Beach Hotel and Kooyaame Tourism Shirkadaha Dalxiiska fududeeya ee Kismayo. Waxaa lagala xariiri kartaa 252615942144.
10 dollar maxuu kuu jiraya masar ramadanka
Просмотров 126 тыс.2 месяца назад
Waxaan booqday Masar ( Egypt ) xilliga Ramadaanka, Ramadaan Masar waa wax kale waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 51 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah. "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed. I discover the world on my way, and I have visited so far, 51 countr...
Safarkaygii Janaale - Beeraha mooska ee ugu weyn Soomaaliya 🇸🇴
Просмотров 202 тыс.3 месяца назад
Safarkaygii Janaale - Beeraha mooska ee ugu weyn Soomaaliya 🇸🇴
MAXAY KU GOOYSAA $10 MUQDISHO - What Can $10 Get in Somalia 🇸🇴
Просмотров 121 тыс.3 месяца назад
MAXAY KU GOOYSAA $10 MUQDISHO - What Can $10 Get in Somalia 🇸🇴
Sidee buu Amal Bank uga qeyb qaataa Horumarka Soomaaliya?
Просмотров 39 тыс.4 месяца назад
Sidee buu Amal Bank uga qeyb qaataa Horumarka Soomaaliya?
Jasiirada Somalia ugu wayn 🇸🇴 largest island in Somalia 🏝️
Просмотров 243 тыс.4 месяца назад
Jasiirada Somalia ugu wayn 🇸🇴 largest island in Somalia 🏝️
Jasiiradaha somalia ee la ilaaway 🇸🇴 Bajuni Islands || Maldives of Somalia
Просмотров 168 тыс.4 месяца назад
Jasiiradaha somalia ee la ilaaway 🇸🇴 Bajuni Islands || Maldives of Somalia
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
Просмотров 153 тыс.4 месяца назад
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
MAGAALADA BARAAWE 🇸🇴 TRADITIONAL SOMALIA CULTURE - MADE IN SOMALIA
Просмотров 49 тыс.4 месяца назад
MAGAALADA BARAAWE 🇸🇴 TRADITIONAL SOMALIA CULTURE - MADE IN SOMALIA
Safarkaygii Baraawe 🇸🇴 || My journey to Barawe Somalia
Просмотров 119 тыс.4 месяца назад
Safarkaygii Baraawe 🇸🇴 || My journey to Barawe Somalia
30 sano kadib isbadalka Kubada cagta ee Somalia 🇸🇴 Galmudug vs Banaadir 🇸🇴
Просмотров 58 тыс.5 месяцев назад
30 sano kadib isbadalka Kubada cagta ee Somalia 🇸🇴 Galmudug vs Banaadir 🇸🇴
Xuduuuda Somalia iyo Ethiopia iyo Kenya - Magaalada Baladxaawo
Просмотров 203 тыс.5 месяцев назад
Xuduuuda Somalia iyo Ethiopia iyo Kenya - Magaalada Baladxaawo
Magaalada Marrakech
Просмотров 247 тыс.5 месяцев назад
Magaalada Marrakech
Ma maqashay in Soomaaliya ay leedahay 3 wabi ee aysan ahayn 2 wabi - Magaalada Doolow 🇸🇴
Просмотров 201 тыс.5 месяцев назад
Ma maqashay in Soomaaliya ay leedahay 3 wabi ee aysan ahayn 2 wabi - Magaalada Doolow 🇸🇴
Badmaax Soomaaliyeed oo 85 jir ah ayaa soo maray in ka badan 100 wadan
Просмотров 40 тыс.5 месяцев назад
Badmaax Soomaaliyeed oo 85 jir ah ayaa soo maray in ka badan 100 wadan
Waa sidee nolosha Soomaalida ee Syria 🇸🇾 ( Suuriya ) ?
Просмотров 137 тыс.5 месяцев назад
Waa sidee nolosha Soomaalida ee Syria 🇸🇾 ( Suuriya ) ?
Safarkaygii Syria 🇸🇾 Sidee tahay Suuriya dagaalka ka dib?
Просмотров 249 тыс.5 месяцев назад
Safarkaygii Syria 🇸🇾 Sidee tahay Suuriya dagaalka ka dib?

Комментарии

  • @MoussaJokar
    @MoussaJokar 23 минуты назад

    Machaalah gédu sahan pa faideuste sida ou uWar

  • @MunawarAxmedtaliye
    @MunawarAxmedtaliye 31 минуту назад

    The best RUclipser on the world

  • @AmiinnuuxCabdiyare
    @AmiinnuuxCabdiyare Час назад

    Muusiga geedi sahan waan ka helaa

  • @abdullahifanax8196
    @abdullahifanax8196 2 часа назад

    Masha Allah amazing ❤

  • @onkotgondeey3181
    @onkotgondeey3181 3 часа назад

    Masha allah

  • @AhmedAhmed-nf8pi
    @AhmedAhmed-nf8pi 3 часа назад

    Iceland ma runbaa in sheydhanku ku soo dhacay markii aduunka la keenay

  • @ismancilaadan1772
    @ismancilaadan1772 4 часа назад

    WAA cajiib Gaari guri eh aad ku shaqeysaneyso

  • @user-cq6gj7qe3m
    @user-cq6gj7qe3m 4 часа назад

    Geedi sahan ninkaa america utahriibay soo warayso Weliba kawarayso qaabka uu ku yimid iceland also sida loo aqbalay Sidoo kle shaqooyinka wadanka iyo dhaqaalaha laqato Mhad sanid

  • @salman_sergio_shorts
    @salman_sergio_shorts 5 часов назад

    12/13/2015 iigu dambaysey ano transit ah Iceland 🇮🇸 wadan qabaw weye lkn cuntada bada laga cuna see food 🍲🍱 jasiirad weye qurux badan mansha allah

  • @HoodoAbdullahi-tg8tz
    @HoodoAbdullahi-tg8tz 5 часов назад

  • @hmzeomaar981
    @hmzeomaar981 5 часов назад

    Cajiib walaahi waa dhul cajiiba runtii waa awoodaha rabi kala duwanashaha dhulku

  • @Iam03Ali
    @Iam03Ali 7 часов назад

    Geeedi sahan aaad ayaan ku tageeeraaa ugaaas . The only Somalia youtuber ayaa Tahay vlogyo qurxooon dalka iyo dibada noo soo gudbiyo. Waxaan rajeynaaa mar inaa vlog isla sameyno sir :) .

  • @AmiinapdihassanApdihassan
    @AmiinapdihassanApdihassan 7 часов назад

    Legen wlahi waan kuu qiray zxp

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 8 часов назад

    Allahu akbar ❤

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 8 часов назад

    Best youtuber Somali🎉

  • @aadanxuseendaauud7824
    @aadanxuseendaauud7824 8 часов назад

    Masha Allah RUclipsr Qiimo Badan Geedi Sahan Traveller. Hore U Soco Wllo. ❤

  • @user-hw3ec6gd8q
    @user-hw3ec6gd8q 8 часов назад

    Wadan ay ku nooshahay 600k oo kaliya sas bay u dhisteen puntland oo kaliya wxa kunool 5Million oo dad ah dhul ahaana way ka weyn tahay wadankas hadana nasiib xumo wa bur bur waxayna ku jirta meelaha wadanka ugu amniga wanagsan uguna hormarsan somaliya😢

  • @cawilsacadcismaan3191
    @cawilsacadcismaan3191 9 часов назад

    Dhulka riyadeyda ah inan mar un tago ama ku noolado

  • @user-hw3ec6gd8q
    @user-hw3ec6gd8q 9 часов назад

    Ma.a

  • @mohamedismaaciil40784
    @mohamedismaaciil40784 9 часов назад

    Masha allah sxp❤

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 9 часов назад

    Cajiib. Ilaahi awoodii badanaa

  • @user-hw3ec6gd8q
    @user-hw3ec6gd8q 9 часов назад

    Thanks

  • @user-hw3ec6gd8q
    @user-hw3ec6gd8q 9 часов назад

    Nimanyahow ninkan an dhiiri galino

  • @JJAbdi
    @JJAbdi 10 часов назад

    Iceland degmada hodan ayaa ka weeyn 😂

  • @maxdar11
    @maxdar11 10 часов назад

    Masha allh waddanku qurux badanaa mushahar ahaan intee la qaataa

  • @user-hw3ec6gd8q
    @user-hw3ec6gd8q 10 часов назад

    Thanks

  • @inshamediaisha6321
    @inshamediaisha6321 10 часов назад

    Kkkkkk sxb America wad jeceshahay ee naga daa ciyaarta

  • @suadsaid-of5mq
    @suadsaid-of5mq 11 часов назад

    War heedhe, wadankeyna hadu sida qurux badan yahay ❤ sabab aysan dunida uguso dalxiisi weysay??

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c 11 часов назад

    dictator bashar asad ahlu naar nactulah

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c 11 часов назад

    Kani ma rajiim shacabka islaamka baabiyay ee duqaynta iyo laynta tobanka sano ku haya ayuu amaanaya

  • @MohamedAbbaas
    @MohamedAbbaas 11 часов назад

    Rafad raaxo ka danbeyso

  • @MUUSE967
    @MUUSE967 14 часов назад

  • @abdiahmed484
    @abdiahmed484 14 часов назад

    صلو على الحبيب اللهم صل وسلم وبارك على محمد وعلى آله وصحبه أجمعين❤

  • @MrQalay2005
    @MrQalay2005 14 часов назад

    Musica aad ku bilowdo inqba caadi maaha 100% 💯💯💯💯👍

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 14 часов назад

    Fulkaano waa cadaabta qeyb ka mid ah idinka waaba isku sawiraysaan

  • @ashrafiin1437
    @ashrafiin1437 14 часов назад

    Gedi pest somali vlogs 1 million qualanta ❤

  • @bukhaari12
    @bukhaari12 14 часов назад

    Sh mustafe ayaa muxadiro ku sheegay somalida shaqada ay yaqaanan markay aduunka tagaan 1= darawal 2= ganacsi

  • @sheekhcabaasagemailcom7441
    @sheekhcabaasagemailcom7441 15 часов назад

    Scord kaasi c/ salaan herari ayuu hore ugu xidhnaa markaa waad jabisay

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 15 часов назад

    Wwwww Masha Allah innaba cadi ma ahan sxb keep going

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 15 часов назад

    Mahadsanid walaal, muuqaallo aad u xiiso badan ayaad nala wadaagtaa. Waxan rejaynayaa in ay RUclipsrrada kale kugu dayan doonaan.

  • @idrisali212
    @idrisali212 15 часов назад

    Shaqo wcn geedi sahan

  • @farxaanibraahim5268
    @farxaanibraahim5268 15 часов назад

    aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 15 часов назад

    War geedi sahanow gaadhigaas givt ahaan igu keen dalxiiska gadhigaba igaga darane 😂😂

  • @BalqisAbdirahmaan
    @BalqisAbdirahmaan 15 часов назад

    وعسى أن تكرهوا شيئا وهو خير لكم وعسى أن تحبوأ شيأ وهو شر لكم والله يعلم وأنتم لا تعلمون ☝️❤️

  • @nouralihassan2482
    @nouralihassan2482 15 часов назад

    war balo ku cabtee marbuu dalaq dhihi gaaray geedi sahanow ninka maxa u mession ty inka kugu dhacdee

  • @Zolaouais
    @Zolaouais 15 часов назад

    My nickname is Icland.

  • @OPECBranchOne
    @OPECBranchOne 15 часов назад

    Geeddi sahan best somali traver

  • @AbdiRahman-nb5ho
    @AbdiRahman-nb5ho 16 часов назад

    Legend geedi sahan

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 16 часов назад

    Soomali waali marbuu webigu qaadigaadhay markuu biyaha dhadhaminayey

  • @16a_najka
    @16a_najka 16 часов назад

    Geedi Sahan Come to USA 🇺🇸